Igala soo xiriir

Email

Markasta aad su'aal qabto waxaad iisoo qori kartaa su'aalaha iyo aragtida ama fikirkaaga ku saabsan caafimaadkaaga iyo sidaan u hormarin lahayn wax qabadka Caafiye

WhatsApp

Haddii aad qabto su'aal deg deg ah inaan isla markiiba kaaga soo jawaabo - isticmaal WhatsApp. Mar mar wey dhacdaa inaan isla markiiba kaaga soo jawaabin

Xarunteyda

Caafiye wexey ka diiwaan gashan tahay wadanka Canada, gobalka Ontario ee magaalada Toronto. Laakiin ka howl gasha caalamka oo idil.

70 Alexander Street, Ontario. Toronto. Canada