LA TALIN CAAFIMAAD
Ku haboon haddii aad u baahan tahay la talin caafimaad oo xaalad kaliya ah oo kooban sida, Gaaska IWM ama/iyo Inaad hesho Fikrad labaad oo dheeraad ah.
Qiimayn Dhammaystiran
Waxaad heleysaa qiimayn caafimaadkaaga guud oo buuxa iyo xanuunka, cabashada ama cudurka markaas ku haayo
Faahfaahin & sharaxaad buuxda
Waxaad leedahay muddo 30 daqiiqadood oo aad kala hadasho dhaqtarka xaaladaada caafimaad sida cudurka ama xanuunka markaas ku haayo
Kormeer caafimaad muddo isbuuc ah
Waxaad heleysaa oo kuu sii dheer hal isbuuc inaad lasoo xiriiri karto dhaqtarkaaga qoraal ahaan ee qadka WhatsApp. Si aad u hesho natiijo caafimaad