Skip to content
Hoyga
Adeegyada
Igu saabsan
Su’aal & jawaab
Igala soo xiriir
maqaalo
Hoyga
Adeegyada
Igu saabsan
Su’aal & jawaab
Igala soo xiriir
maqaalo
Adeega
ADEEGA caafiye
Waxaan bixiyaa oo aad heli kartaa
DARYEEL CAAFIMAAD - 98 € (bil kasta)
ku haboon haddii aad qabto Xanuun muddo ka badan 3 - 6 bilood socday sida xanuunada (Sonkorta, Dhiig karka, Lafa xanuunka, Dheefshiidka, Hormoonada IWM) una baahan daryeel muddo soconaaya
Tafaasiil dheeraad
LA TALIN CAAFIMAAD - 76 € (hal jeer)
Ku haboon qof kasta oo u baahan la talin caafimaad oo sax ah oo cilmiyeesan meel kasta aad joogto. Marna dib ha u dhigin caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga. Qabso balan maanta
Tafaasiil dheeraad