DARYEEL CAAFIMAAD

Ku haboon haddii aad u baahan tahay Daawayn iyo Dabagal xaalado caafimaad ee socday in muddo ah, sida xanuunka Sonkorta IWM, oo u baahan daryeel caafimaad. Qaas ahaan, Cudurka Sonkorta, Hormoonadda, Caadada, Dhiig Karka, Xanuunada Lafaha, isgalka iyo murqaha, Kilyaha, dheef-shiidka, cayilka IWM

Cuduradda Dheefshiidka

Cuduradda ku dhaca hunguri marta, caloosha sida gaaska iyo noocyadiisa kala duwan, mindhiciradda sare, dhexe iyo hoose, beerka, beer yarada iyo xameetada. Cuduradda noqda kansarka & ka hortagooda​

Cuduradda Wadnaha

Cuduradda ka dhasha subaga (cholestrol - ka iyo Triglycerides -ka), ka hortaga wadno xanuunka lama filaanka noqda, dhiig karka iyo Cuduradda ku dhaca xididada wadnaha iyo mariinadooda, , cudrada si toos aah ama si aan dadbanayn u saameeya wadnaha caafimaadkiisa.

Cuduradda Lafaha & isgalka

​Dhabar xanuunka hoose iyo xanuunada garbaha. cudurka lafa-gurka ee dumarka, cuduradda ku dhaca jilbaha iyo meelaha ay lafaha iska galaan, cuduradda ku dhaca murqaha iyo nervaha quudiya lugaha iyo dhabarka,

Ridista culeyska jirka

Hoos u riidista culeyska jirka ee xad dhaafka ah. Ka hortag xanuunadda ka dhasha cayilka badan ee jirka. Helis Nidaam isku dheela tiran oo sax ah ee quudinta jirka. Nidaam horumarin dhaqdhaqaaqa iyo firfircoonida jirka.
, Daryeel Caafimaad, Caafiye

DARYEEL CAAFIMAAD

98€